daarulfalaax.com - Daarul Falaax - daarulfalaax.com

Example domain paragraphs

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah Wa-barakaatuhu, Machadka Daarulfalaax waxa uu ugu bushaareynayaa bulsho-weynta Soomaaliyeed in uu u diyaariyay waxbarasho tayo leh, machadku waa machad caalamiya oo ka shaqeeya, kana hawl gala dhammaan daafaha dunida meel kasta oo aad joogto.

Machadku waxa uu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh oo ku baxeysa qaab casri ah oo hore loo tijaabiyay laguna guulaystay. 

Machadku waxa uu ku baxayaa qaab casri ah oo ah online maqal iyo muuqaal ah, kama dhaco macalin ku hor jooga sidii macalin ku hor jooga ayuu macallinku casharka kaaga saxayaa.